HomeWararDFS oo Qalabka looga hortego COVID-19 ku wareejisay 2 M/Goboleed iyo G/Banaadir

DFS oo Qalabka looga hortego COVID-19 ku wareejisay 2 M/Goboleed iyo G/Banaadir

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta qalabka looga hortego Cudurka halista ee Coronavirus ku wareejisay Maamul Goboleedyada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda ayaa waxaa lagu sheegay in qalabka looga hortego faafida Cudurka sidoo kale lagu wareejiyay Maamulka Gobolka Banaadir. “Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa maanta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta qalabka looga hortego Cudurka halista ee Coronavirus ku wareejisay Maamul Goboleedyada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda ayaa waxaa lagu sheegay in qalabka looga hortego faafida Cudurka sidoo kale lagu wareejiyay Maamulka Gobolka Banaadir.

- Advertisement -

“Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa maanta ku wareejisay qalab loogu talo galay ka hortaga Cudurka Corona Maamulka Gobolka Banadir iyo Maamaul Goboleedyada Jubaland iyo Koonfur Galbeed. Qalabka ayaa waxaa Dawladda Soomaaliya ugu deeqay Jack Ma Foundation” ayaa lagu yiri Qoraalka Wasaaradda.

Jimcihii lasoo dhaafay ayay aheyd markii Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ay Qalabka looga hortego faafida COVID-19 ku wareejisay Maamulada Puntland iyo Somaliland, iyagoona ka mahadceliyay.

Si kastaba Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa Qalabkan Caafimaad oo muhiimka ah ugu deeqay Ganacsade lagu magacaabo Jack Ma asaasaha Shirkadaha Ali Ababa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts