HomeWararXaruntii AMISOM ee Xalane oo loo xiray hal Arrin awgeed

Xaruntii AMISOM ee Xalane oo loo xiray hal Arrin awgeed

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

AMISOM ayaa ku dhawaaqday in la xiray Xaruntoodii ugu weeyneyd ee Xalane ee ku dhex-taalla Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, sababo la xiriira faafida Cudurka halista ee Coronavirus. Qoraal kasoo baxay Taliska AMISOM ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in wixii Maanta ka bilowda la xiray Xarunta Xalane ee AMISOM la xiray, isla […]

- Advertisement -
- Advertisement -

AMISOM ayaa ku dhawaaqday in la xiray Xaruntoodii ugu weeyneyd ee Xalane ee ku dhex-taalla Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, sababo la xiriira faafida Cudurka halista ee Coronavirus.

Qoraal kasoo baxay Taliska AMISOM ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in wixii Maanta ka bilowda la xiray Xarunta Xalane ee AMISOM la xiray, isla markaana ay xirnaan dooto muddo 30-maalmood ah.

- Advertisement -

Sidoo kale Qoraalka ay soo saartay AMISOM ayaa waxaa lagu sheegay in gabi ahaan la joojiyay dhaq-dhaqaaqyadii Xarunta Xalene oo ay ku dhex yaallaan Safaaraddo badan, Xarumo diblomaasiyiin iyo Xafiisyada UN-ka.

Waxaa kaloo la hakiyay dhamaan Ganacsiyada iyo dhismayaashii ka socday Xarunta ugu weeyn AMISOM ee Xalane, waxaana Amarka lagu joojiyay dhaq-dhaqaaqyada ka jiray halkaas lagu wargeliyay Shaqaalaha ka howlgala Xarunta.

Si kastaba Jimcihii lasoo dhaafay ayaa waxaa la shaaciyay in qandaraasle u shaqeeya UN-ka kuna sugan Xarunta Xalene ee Muqdisho laga helay Cudurka halista ee Coronavirus oo haatan fara ba’an ku yaalla dalal badan oo ku yaalla Caalamka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts