HomeWararRag hubeysan oo lagu dilay deegaan ka tirsan Shabeellaha Hoose

Rag hubeysan oo lagu dilay deegaan ka tirsan Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka heleyno duleedka deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay halkaas lagu dilay Afar ruux oo la sheegay inay hubeysnaayeen. Saraakiil ka tirsan Ciidanka Dowladda ayaa waxaa ay sheegeen in raggaas la dilay ay doonayeen inay weerar ku qaadan Saldhiga Ciidanka ay ku leeyihiin duleedka deegaanka Bariire, hayeeshee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno duleedka deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay halkaas lagu dilay Afar ruux oo la sheegay inay hubeysnaayeen.

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Dowladda ayaa waxaa ay sheegeen in raggaas la dilay ay doonayeen inay weerar ku qaadan Saldhiga Ciidanka ay ku leeyihiin duleedka deegaanka Bariire, hayeeshee ay ka hortegeen.

- Advertisement -

Waxaa kaloo Saraakiisha Ciidanka dowladda Federaalka ay tilmaameen in raggaas ay ka tirsanaayeen Al-shabaab ayna qorsheynayeen inay weeraran Ciidanka.

Dadka deegaanka ayaa soo weriyay in xalay ay maqlayeen rasaas la isdhaafsanayay, wallow daqiiqado kadib ay rasaasta istaagtay, iyagoo xusay in markii dambe ay arkeen Meydadka Aafar ruux oo la dilay.

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa inta badan xiliyada habeenkii ah weeraro ku qaada Saldhigyada Ciidanka dowladda Federaaka iyo kuwa AMISOM ay ku leeyihiin deegaaao ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana weeraradaas ka dhasha Khasaarooyin kala duwan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts