HomeWararDiiwaan-gelinta Musharaxiinta Guddoonka Baarlamaanka KGS oo Maanta bilaabaneysa

Diiwaan-gelinta Musharaxiinta Guddoonka Baarlamaanka KGS oo Maanta bilaabaneysa

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG u ah maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta oo Axad ah waxaa la wadaa inay si rasmi ah uga bilbaabato Diiwaan-gelinta Musharaxiinta u tartameysa xilka Guddoonka Baarlamaanka labaad ee Koonfur Galbeed. Guddiga Doorashada oo soo saaray qoraal ayaa waxaa ay ku sheegeen in Maanta la bilaabayo diiwaan-gelinta Musharaxiinta xilka  Guddoomiyaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG u ah maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta oo Axad ah waxaa la wadaa inay si rasmi ah uga bilbaabato Diiwaan-gelinta Musharaxiinta u tartameysa xilka Guddoonka Baarlamaanka labaad ee Koonfur Galbeed.

Guddiga Doorashada oo soo saaray qoraal ayaa waxaa ay ku sheegeen in Maanta la bilaabayo diiwaan-gelinta Musharaxiinta xilka  Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa ku-xigeen ayna ku egtahay maalinta berri.

- Advertisement -

Sidoo kale Guddiga ayaa qoraalkooda ku sheegay in 31 Bishaan la dhageysan doono Khudbadaha ay jeedinayaan Musharaxiinta u tartameysa xilka Guddoonka Baarlamaanka labaad ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Guddiga Doorashada ayaa saakay wada howlihii ugu dambeeyay oo ku bilaabayan diiwaan-gelinta Musharaxiinta kala duwan, waxaana la filayaa in inta badan la diiwaaan geliyo xubnahaas.

Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu wadaa in Maalinta Arbaca ah ee soo socota ay ka dhacdo Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed, waxaana Magaalada la dareemayaa ololaha Doorashada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts