HomeWararXiliga ay dhaceyso Doorashada Guddoonka Baarlamaanka K/Galbeed oo la shaaciyay

Xiliga ay dhaceyso Doorashada Guddoonka Baarlamaanka K/Galbeed oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh U Baaqay Wada-hadal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay wada-hadal siyaasadeed iyo heshiis laga gaaro

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa soo saaray habraaca Doorashada Guddoonka Baarlamaanka KGS. Qoraal kasoo baxay Guddiga Doorashada ayaa waxaa lagu sheegay in diiwaan-gelinta Musharaxiinta Guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed ay bilaabaneyso 29-ka Maarso ayna ku egtahay 30-ka Bishaan. Sidoo kale Qoraalka Guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in Khudbadaha Musharaxiinta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa soo saaray habraaca Doorashada Guddoonka Baarlamaanka KGS.

Qoraal kasoo baxay Guddiga Doorashada ayaa waxaa lagu sheegay in diiwaan-gelinta Musharaxiinta Guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed ay bilaabaneyso 29-ka Maarso ayna ku egtahay 30-ka Bishaan.

- Advertisement -

Sidoo kale Qoraalka Guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in Khudbadaha Musharaxiinta la dhageysan doono 31-Bishaan Maarso 2020.

Ugu dambeyn Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed iyo labadiisa ku-xigeen ayaa dhici doonta 1-da Bisha soo socota ee April ee 2020.

Hoos ka Akhriso Jadwadka Doorashada ee lasoo saaray.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts