HomeWararGolaha Wakiilada Somaliland oo Maanta yeelanaya kulan xasaasi ah

Golaha Wakiilada Somaliland oo Maanta yeelanaya kulan xasaasi ah

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Maamulka Somaliland ayaa Maanta oo Sabti ah waxaa lagu wadaa in kulan aan caadi aheyn ay ku yeeshaan Xildhibaanada Baarlamaanka maamulkaas. Ajendaha kulanka Xildhibaanada Somaliland ayaa waxaa uu yahay ansixinta Xubnihii Xisbiyada Mucaaradka ah u soo Magacaabeen inay uga mid noqdaan Komiishanka cusub ee doorashooyinka. Todobaadkii lasoo dhaafay ayaa Xildhibaanada Somaliland […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Maamulka Somaliland ayaa Maanta oo Sabti ah waxaa lagu wadaa in kulan aan caadi aheyn ay ku yeeshaan Xildhibaanada Baarlamaanka maamulkaas.

Ajendaha kulanka Xildhibaanada Somaliland ayaa waxaa uu yahay ansixinta Xubnihii Xisbiyada Mucaaradka ah u soo Magacaabeen inay uga mid noqdaan Komiishanka cusub ee doorashooyinka.

- Advertisement -

Todobaadkii lasoo dhaafay ayaa Xildhibaanada Somaliland lagu wargeliyay inuu jiro kulan aan caadi aheyn xili dhawaan la fasaxay muddo afar todobaad ah sababo la xiriira faafida Cudurka halista ah ee Coronavirus.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in kulanka Maanta ay yeelanayan Golaha Wakiilada uu dalbaday Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, si ay waajibaadkooda Dastuuriga ah uga gutaan labada Xubnood ee Xisbiyada WADDANI iyo UCID u soo Magacaabeen doorashooyinka Somaliland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts