HomeWararQalabka ka hortega Cudurka COVID-19 oo Caawa la keenay Muqdisho

Qalabka ka hortega Cudurka COVID-19 oo Caawa la keenay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa Caawa waxaa kasoo degtay diyaaradda Ethiopian Airlines oo sida qalab caafimaad oo muhiim ah. Qalabkan Caafimaad ayaa isugu jiray qalabka dadka looga baaro Cudurka halista ee Coronavirus iyo dharka dhaqaatiirta xirtaan, waxaana Soomaaliya ugu deeqay Ganacsade lagu magacaabo Jack Ma asaasaha Shirkadaha Ali Ababa. Wasiirka Gaadiidka iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa Caawa waxaa kasoo degtay diyaaradda Ethiopian Airlines oo sida qalab caafimaad oo muhiim ah.

Qalabkan Caafimaad ayaa isugu jiray qalabka dadka looga baaro Cudurka halista ee Coronavirus iyo dharka dhaqaatiirta xirtaan, waxaana Soomaaliya ugu deeqay Ganacsade lagu magacaabo Jack Ma asaasaha Shirkadaha Ali Ababa.

- Advertisement -

Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar, Safiirka Soomaaliya ee Itoobiya Eng.Camay iyo Madax kale ayaa garoonka ku qaabiley Qalabka oo kamid ah deeq loo qeybiyay dalalka Afrika.

Sidoo kale Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa ka mahadceliyay qalabkaan Caafimaad ee lasoo gaarsiiyay, kaasi oo ah 20,000 oo xirmo.

Si kastaba dalalka la gaarsiiyay qalabkaan Caafimaad ayaa waxaa kamid ah Itoobiya, Rwanda, Togo, Kenya, South Sudan, Nigeria, Zambabwe, Zambia Burundi iyo South Afrika.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts