HomeWararBangiga horumarinta Afika oo Deynta ka Cafiyay Soomaaliya

Bangiga horumarinta Afika oo Deynta ka Cafiyay Soomaaliya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in Bangiga horumarinta Afika uu cafiyay deyntii uu ku lahaa dowladda Soomaaliya. War qoraal ah oo uu soo dhigay bartiisa Facebook Wasiir C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa waxaa uu ku sheegay in Warbixin uu soo saaray Bangiga horumarinta Afika uu ku cadeeyay in deynta laga cafiyay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in Bangiga horumarinta Afika uu cafiyay deyntii uu ku lahaa dowladda Soomaaliya.

War qoraal ah oo uu soo dhigay bartiisa Facebook Wasiir C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa waxaa uu ku sheegay in Warbixin uu soo saaray Bangiga horumarinta Afika uu ku cadeeyay in deynta laga cafiyay Soomaaliya.

- Advertisement -

Sidoo kale Wasiirka ayaa waxaa tilmaamay inuu ku faraxsan yahay tallaabadaas, isla markaana ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay in deynta la cafiyay.

Hoos ka Akhriso Qoraalka uu soo saaray Wasiir C/raxmaan Beyle.

Waxa aan aad iyo aad ugu faraxsanahay, isla markaana aan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeynayaa dadaal dheer kadib in Bangiga horumarinta Afika uu cafiyay deyntii Soomaaliya uu kulahaa.

- Advertisement -

Warbixinta AFDB waxa ay cadeyneysaa isbadalka muuqda ee aan ka sameynay hagaajinta hanaanka maamulka Maaliyadda iyo dhaqaalaha dalka.

Annga oo ah Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed waxaa naga go’an in aan sii wadno dadaalka isbadal ee horumar ka Maaliyadda Soomaaliya.

Waxa aan mahadcelinayaa saaxibadeena caalamka, si gaar ah UK iyo EU oo garab buuxa nagu siiyay in deyntaan uu naga cafiyo Bangiga horumarinta Afika.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts