HomeWararTaliska Booliska dowladda oo lagu wareejiyay qalabka ka hortega faafida COVID-19

Taliska Booliska dowladda oo lagu wareejiyay qalabka ka hortega faafida COVID-19

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa Maanta waxaa lagu wareejiyay qalabka looga hotego faafida Cudurka halista ee Coronavirus, kuwaasi oo isugu jira 300 oo xabo FACE MASK iyo SAABUUN gacmaha lagu dhaqdo. Dhalinyaro Soomaaliyeed iyo Macadka Dhaqalaha Bulshada ayaa sheegay in qalabka loogu talagalay in lagu Taageero Ciidanka Booliska, si looga hortego faafida COVID-19 oo kiiskii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa Maanta waxaa lagu wareejiyay qalabka looga hotego faafida Cudurka halista ee Coronavirus, kuwaasi oo isugu jira 300 oo xabo FACE MASK iyo SAABUUN gacmaha lagu dhaqdo.

Dhalinyaro Soomaaliyeed iyo Macadka Dhaqalaha Bulshada ayaa sheegay in qalabka loogu talagalay in lagu Taageero Ciidanka Booliska, si looga hortego faafida COVID-19 oo kiiskii ugu horreeyay laga helay Muqdisho.

- Advertisement -

Taliye xigeenka Ciidanka Boolika Gen, Kaniif, Taliyaha Hoggaanka Caafimaadka Boliiska Gen Bishaar iyo Saraakiil kale ayaa uga mahadceliyay Maxamed Cumar Guuraaye iyo Machadka dhaqaalaha bulshada oo is xilqaamay sameynata qalabkaan oo tayo ahaan wanaagsan, Isla markaana lagu sameeyay Gudaha dalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts