HomeWararDowladda Somalia oo soo iibsatay Qalabka lagu baaro COVID-19

Dowladda Somalia oo soo iibsatay Qalabka lagu baaro COVID-19

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Tallaado ah shaacisay inay soo iibsatay Shaybaarka lagu baaro Cudurka Coronavirus oo dalal badan oo ku yaalla dunida fara ba’an ku haaya. Qoraal ah oo lagu daabacay Bogga rasmiga ee Twitter-ka ee Telefashinka Qaranka ee SNTV ayaa lagu sheegay in Dowladda ay dalka keentay Shaybaarka Covid-19 oo ay soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Tallaado ah shaacisay inay soo iibsatay Shaybaarka lagu baaro Cudurka Coronavirus oo dalal badan oo ku yaalla dunida fara ba’an ku haaya.

Qoraal ah oo lagu daabacay Bogga rasmiga ee Twitter-ka ee Telefashinka Qaranka ee SNTV ayaa lagu sheegay in Dowladda ay dalka keentay Shaybaarka Covid-19 oo ay soo iibsatay.

- Advertisement -

Dowladda ma shaacin dalka ay kasoo iibsatay Shaybaarka lagu baaro Cudurka halista Coronavirus, kaasi oo ay u dhinteen in ka badan 10,000  oo Ruux, halka kumanaan kalena uu soo ritay.

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa dhawaaan sheegtay in Magaalada Muqdisho laga helay qof qaba Cudurka Coronavirus, kaasi oo ka yimid dalka dibadiisa, isla markaana dowladda ay karantiishay.

Sidoo kale Dowladda ayaa joojisay Duulimaadyadii Caalami ah ee dalka imaan jiray iyo kuwii kabixi jiray, sidoo kalena xirtay dhamaan goobaha Waxbarashada dalka, si looga hortego faafida Cudurka Coronavirus.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts