HomeWararJubbaland oo u diyaar garowday ka hortega Cudurka COVID-19

Jubbaland oo u diyaar garowday ka hortega Cudurka COVID-19

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddiga ka hortega iyo u diyaar garawga Xanuunka Coronavirus ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray go’aamo lagaga hor tagayo faafka caabuqqa Coronavirus ee sida xawliga leh caalmka ugu faafaya. War-sasxaafadeed kasoo baxay Guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in la xiro  dhamaan Goobaha Waxbarashada ee Iskuulada iyo Jaamacadaha ku yaalla deegaanaada Jubbaland muddo laba todobaad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga ka hortega iyo u diyaar garawga Xanuunka Coronavirus ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray go’aamo lagaga hor tagayo faafka caabuqqa Coronavirus ee sida xawliga leh caalmka ugu faafaya.

War-sasxaafadeed kasoo baxay Guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in la xiro  dhamaan Goobaha Waxbarashada ee Iskuulada iyo Jaamacadaha ku yaalla deegaanaada Jubbaland muddo laba todobaad ah oo ka bilaabaneysa maalinta berri.

- Advertisement -

Jubbaland ayaa amartay in la yareero isku socodka xuduudaha ee dhaca deegaanada maamulkaas, isla markaana la furo Xarumo Caafimaadoo lagu baaro dadka soo galaya iyo kuwa kabaxaya, lana furo meel gooni oo lagu haayo qofkii laga dareemo COVID-19.

Sidoo kale Imaamyada Masaajida deegaanada Jubbaland ayaa waxaa la faray inay xiraan Musqulaha iyo meelaha lagu weysa qaato eek u dhex-yaalla Masaajidda, si looga hortego Cudurka Coronavirus.

Hoos ka Akhriso Qoraalka Jubbaland soo saartay.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts