HomeWararGuddoomiyaha Guddiga Caleemo-saarka Qoorqoor oo kulan la qaatay Xaaf

Guddoomiyaha Guddiga Caleemo-saarka Qoorqoor oo kulan la qaatay Xaaf

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Guddiga Xaflada Caleemo-saarka Madaxweynaha Galmudug ahan Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa xalay Magaalada Gaalkacyo kulan kula qaatay Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo sheegtay inuu yahay Madaxweynaha Galmudug. Kulanka u dhexeeyay Yuusuf Garaad iyo Madaxweyne Xaaf ayaa waxaa uu ahaa mid is xog-wareysi ah, iyagoona ka wada hadlay Arrimo kala […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Guddiga Xaflada Caleemo-saarka Madaxweynaha Galmudug ahan Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa xalay Magaalada Gaalkacyo kulan kula qaatay Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo sheegtay inuu yahay Madaxweynaha Galmudug.

Kulanka u dhexeeyay Yuusuf Garaad iyo Madaxweyne Xaaf ayaa waxaa uu ahaa mid is xog-wareysi ah, iyagoona ka wada hadlay Arrimo kala duwan oo ku aadan Galmudug.

- Advertisement -

Yuusuf Garaad Cumar oo War qoraal ah soo saaray ayaa waxaa uu sheegay in Axmed ducaale Geelle Xaaf uu kala hadlay  dhacdooyinkii hore, kuwo hadda taagan, Mustaqbalka Galmudug iyo guud ahaanba siyaasadda dalka.

“Sheekooyin dhinacyo badan oo aan isla soo qaadnay ayaa isugu jiray dhacdooyin hore, kuwo hadda taagan, mustaqbalka Galmudug iyo guud ahaanba siyaasadda dalka” ayaa yiri Yuusuf Garaad.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Yuusuf Garaad uu Xaaf ka dalbaday inuu ka tanaasulo Siyaasadda Galmudug, isla markaana uu qeyb ka noqdo Madaxda ka qeyb galeysa Xaflada Caleemo-saarka Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor.

- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle ayaa siweyn uga soo horjeeday Doorashadii ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb ee uu kusoo baxay Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, iyadoona Doorashadaas ay gacanta ku heysay dowladda Federaalka uu Xaaf kala dhexeeyo Khilaaf Siyaasadeed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts