HomeWararSWEDEN : 6 Qof oo Soomaali ah ayaa u dhintay caabuqa CARONA

SWEDEN : 6 Qof oo Soomaali ah ayaa u dhintay caabuqa CARONA

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

6 ka mid ah 15 ruux oo dalka Swdeden  ugu geeriyooday caabuqa Corona ayaa la sheegay in ay yihiin soomaali asal ahaan Tellefeyshinka Sweden ee SVT aya baahiyey caawa xogtan isagoo xiganaya ururka isu taga dhaqaatiirta Sweden   Arrintan ayeey kooxdani sheegeen in ey ugu wacan tahay, dadka oo aan helin xoog buuxda oo cudurkan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

6 ka mid ah 15 ruux oo dalka Swdeden  ugu geeriyooday caabuqa Corona ayaa la sheegay in ay yihiin soomaali asal ahaan

Tellefeyshinka Sweden ee SVT aya baahiyey caawa xogtan isagoo xiganaya ururka isu taga dhaqaatiirta Sweden

- Advertisement -

 

Arrintan ayeey kooxdani sheegeen in ey ugu wacan tahay, dadka oo aan helin xoog buuxda oo cudurkan la xirriira markii uu dalka ku faafay, dadkuna ay caadi u dhaqmayeen. Kooxdan ayaa sidoo kale sheegay in badi dadkaasi ay yihiin dad cuduro horey u qabay.

 

- Advertisement -

Arrinta kale ee haddana keentay in cudurkani ku dhex faafo soomaalida dhexddeeda ayaa u ah iyagoo intooda badan degan guryo cirriiri ah, taana eey keeneeyso in la is wada qaadsiiyo.

Wa tirade ugh badneyd ee Soomaali ah ee hal dal ucu geeriyooda caabuqan.

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts