HomeWararDiyaaradda Ethiopian Airline oo ka degtay Garoonka Hargeysa

Diyaaradda Ethiopian Airline oo ka degtay Garoonka Hargeysa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka aan ka heleyno Garoonka diyaaradaha Magaalada Hargeysa ee Cigaal International Airport  ayaa sheegaya in Maanta halkaas ay degtay Diyaaradda Ethiopian Airline xili dowladda Soomaaliya joojisay duulimaadyadii Caalamiga ahaa ee dalka imaan jiray, si looga hortego Cudurka halista ee Coronavirus. Diyaaradda Ethiopian Airline ayaa la sheegay inay kasoo duushay Magaalada Addis Ababa ayna kasoo degtay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Garoonka diyaaradaha Magaalada Hargeysa ee Cigaal International Airport  ayaa sheegaya in Maanta halkaas ay degtay Diyaaradda Ethiopian Airline xili dowladda Soomaaliya joojisay duulimaadyadii Caalamiga ahaa ee dalka imaan jiray, si looga hortego Cudurka halista ee Coronavirus.

Diyaaradda Ethiopian Airline ayaa la sheegay inay kasoo duushay Magaalada Addis Ababa ayna kasoo degtay Garoonka Hargeysa, iyadoo maalintii Khamiistii ee la soo dhaafay ka baaqatay Safar ay ku tegi laheyd halkaas.

- Advertisement -

Warar la helayo ayaa sheegaya in Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon oo ku sugan Addis-Ababa uu gacan ka gaystay sidii Ethiopia Airline u sii wadan lahayd shaqadeeda Garoonka Hargeysa, in kastoo weli uusan soo bixin war ku aadan arrintaas.

Khamiistii ayay aheyd markii diyaaradda FlyDubai oo rakaab siday, kana soo duushay Magaalada Dubai ay dowladda Soomaaliya ka celisay hawada dalka xili ay dooneysay inay ka degto Hargeysa, isla markaana lagu amray inay dib ugu laabato dalkeeda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts