HomeWararSawirro:- Madaxweynaha Jubbaland oo dalacsiiyay Taliyaha Ciidanka degmada Af-madow

Sawirro:- Madaxweynaha Jubbaland oo dalacsiiyay Taliyaha Ciidanka degmada Af-madow

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Isniin ah Taliyaha Ciidamada Darawiishta Jubbaland ee Degmada Afmadow Gaashanle Mahad Islaam u dalacsiiyay darajada Gaashanle dhexe. Madaxweynaha oo kulan gaar ah la qaatay Sarakiisha Ciidamada Darawiishta ee ku sugan Degmada Afmadow ayaa uga mahad celiyay shaqada adag ee ay u hayaan shacabka iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Isniin ah Taliyaha Ciidamada Darawiishta Jubbaland ee Degmada Afmadow Gaashanle Mahad Islaam u dalacsiiyay darajada Gaashanle dhexe.

Madaxweynaha oo kulan gaar ah la qaatay Sarakiisha Ciidamada Darawiishta ee ku sugan Degmada Afmadow ayaa uga mahad celiyay shaqada adag ee ay u hayaan shacabka iyo nabadgalyada ay deegaankan kusoo dabaaleen. 

- Advertisement -

Madaxweynaha Jubbalanad Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe wuxuu ku amaanay Gaashanle dhexe Mahad Islaam wadaniyada iyo dal jacaylka uu muujiyay isagoo iska diiday soda uu hadalka u dhigay shirqoolka iyo afganbiga la doonayay in lagu minjo xaabiyo nabadgalyada Degmada Afmadow taas oo Dowlada Federaalka ah ay la damacsanayd Barakaca shacabka iyo qulqulatooyinka ka jira meelo badan oo dalka kamid ah ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Jubbaland.

Dhawaan ayay aheyd markii taliyaha Ciidanka degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose uu sheegay in uu diiday qorshe dowladdu dooneysay in ciidmaada uu hogaamiyo kusoo wareejiyo gacanrana u geliyo degmada Afmafow dowladda fedraalka iyada oo lasiiyay Lacag balan qaadyo kalana loo sameeyay sida uu ku sheegay muuqaal lagu baahiyay baraha bulshada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts