HomeWararCiidamada dowladda oo howlgal ka wada deegaano ka tirsan gobolka Sh/hoose

Ciidamada dowladda oo howlgal ka wada deegaano ka tirsan gobolka Sh/hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka Idacada dalsan ee magaalada Muqdisho ay ka heleyso deegaano ka tirsan gonolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in ciidamada dowladdu ay wadaan Dhaq-dhaqaaqyo Ciidan. Wararka ayaa sheegaya in qorshahaan uu la xiriiro sidii ay ciidamada dowladdu ula wareegi lahaayeen deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha hoose oo ay faarujiyeen Alshabaab. Dagaalamayaasha Alshabaab ayaa lagu soo waramayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka Idacada dalsan ee magaalada Muqdisho ay ka heleyso deegaano ka tirsan gonolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in ciidamada dowladdu ay wadaan Dhaq-dhaqaaqyo Ciidan.

Wararka ayaa sheegaya in qorshahaan uu la xiriiro sidii ay ciidamada dowladdu ula wareegi lahaayeen deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha hoose oo ay faarujiyeen Alshabaab.

- Advertisement -

Dagaalamayaasha Alshabaab ayaa lagu soo waramayaa in ay iskaga baxeen deegaanka Janaale oo muddo ka badan 10-sano ay maamulayeen,iyada oo lala xiriirinayo dhaq-dhaqaaqyada ay wadaan ciidamada Milatariga ee ku sugan gobolka.

Ilaa iyo haatan Alshabaab si rasmi ah ugama aysan hadal wararka sheegaya in ay faarujiyeen deegaanka iyo sababta ka dambeysa ka bixitaankooda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts