HomeWararAl-shabaab oo xukun ku fulisay Nin Gabar u geystay fal Kufsi ah

Al-shabaab oo xukun ku fulisay Nin Gabar u geystay fal Kufsi ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa fagaaro ku yaalla Magaalada Bu’aale ee Xarunta Gobolka Jubbada dhexe waxaa ay xukun kula fuliyeen Wiil dhalinyaro ah oo la sheegay inuu fal kufsi ah u geystay Gabar kamid ah dadka deegaanka Bu’aale. Al-shabaab ayaa dadweyne farabadan isugu keentay Goobtaas iyaga oo daawanayay xukun Karbaash ahaa oo lagu fuliyay Max’med Aadan Aboogeey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa fagaaro ku yaalla Magaalada Bu’aale ee Xarunta Gobolka Jubbada dhexe waxaa ay xukun kula fuliyeen Wiil dhalinyaro ah oo la sheegay inuu fal kufsi ah u geystay Gabar kamid ah dadka deegaanka Bu’aale.

Al-shabaab ayaa dadweyne farabadan isugu keentay Goobtaas iyaga oo daawanayay xukun Karbaash ahaa oo lagu fuliyay Max’med Aadan Aboogeey oo kufsaday gabadha, isagoo horey aan wax guur ah u soo marin.

- Advertisement -

Maxamed Aboogeey ayaa lagu fuliyay xukun ah 100 Karbaash, wuxuuna falka kufsiga ah u geystay gabar 14 sana jir ah oo lagu magacaabo Shamso Maxamuud Xasan, waxaana Ninkaas dacweeyay Aabe la sheegay inuu dhalay gabadha oo lagu magacaabo Max’uud Xasan.

“Maxamed Aboogeey waxaa laga qaaday lacag dhan 500 oo dollar ah oo ah wax loogu yeeray xad-gudubka jirka Gabadha uu kufsaday, 5 neef Lo’ ah oo ah maharka gabadha, iyo hal sano oo masaafuris ah ” ayaa lagu yiri Qoraal lagu daabacay baraha Al-shabaab.

Al-shabaab ayaa dhowr ah xukumo noocaan ah ka fulisay deegaanada Gobolada dalka ay kaga sugan yihiin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts