HomeWararSomaliland oo ku dhawaaqeysa Guddi ka hortega Coronavirus

Somaliland oo ku dhawaaqeysa Guddi ka hortega Coronavirus

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa sheegtay in lagu dhawaaqi doono Guddi ka kooban dhowr xubnood oo uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Guddoomiye u yahay,  kuwaasi oo ka shaqeyn doona sidii looga hortegi lahaa Cudurka Coronavirus. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Maxamed Cabdi Xirgeeye oo Maanta warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in dhaqaatiir Caafimaad la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa sheegtay in lagu dhawaaqi doono Guddi ka kooban dhowr xubnood oo uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Guddoomiye u yahay,  kuwaasi oo ka shaqeyn doona sidii looga hortegi lahaa Cudurka Coronavirus.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Maxamed Cabdi Xirgeeye oo Maanta warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in dhaqaatiir Caafimaad la geyn doono dhammaan Xuduudada maamulkooda, si loo baaro dad kasoo galaya halkaas.

- Advertisement -

Isaga oo sii hadlaayay Agaasime Xirgeeye ayaa waxaa uu tilmaamay in duleedka Magaalada Hargeysa laga furay Xarun lagu karantiilo dad looga shakiyo ama laga helo Cudurka halista ee Coronavirus.

Somaliland ayaa si ku meel gaar ah u joojisay bixintii dal ku galka la siin jirey dadka ka imanaya Itoobiya ee Somaliland iman jiray.

Si kastaba Dalka Itoobiya ayaa shalay waxaa la sheegay in laga helay qofkii ugu horeeyey ee qaba Cudurkan Coronavirus, halka sidoo kalena qof haweeney oo ku sugan dalka Kenya laga helay Coronavirus.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts