HomeWararDowladda Somalia oo amar dul-dhigtay Milkiilayaasha Hotelada iyo Shirkado

Dowladda Somalia oo amar dul-dhigtay Milkiilayaasha Hotelada iyo Shirkado

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Munaasabad abaal marinno kala duwan lagu guddoonsiinayay Dadkii ku guuleystay kuwaasoo isugu jira Tigidho, ballan-qaadyo shaqo iyo Lacago Kaasha ah ayaa Xalayto lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Munaasabaddan oo muddooyinkii dambe soo socotay ayaa waxaa qaban-qaabadeeda iska kaashaday waaxda Dalxiiska ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, Wasaaradda duulista Hawada,  hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha iyo xarunta Somtex oo ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Munaasabad abaal marinno kala duwan lagu guddoonsiinayay Dadkii ku guuleystay kuwaasoo isugu jira Tigidho, ballan-qaadyo shaqo iyo Lacago Kaasha ah ayaa Xalayto lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Munaasabaddan oo muddooyinkii dambe soo socotay ayaa waxaa qaban-qaabadeeda iska kaashaday waaxda Dalxiiska ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, Wasaaradda duulista Hawada,  hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha iyo xarunta Somtex oo ka caawinaysa xagga Tikidhada.

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa sheegay ujeeddada ugu weyn ee ay munaasabaddani u qabteen tahay inay tahay soo nooleynta iyo dhiirri-gelinta Dalxiiska Soomaaliya.

Wasiir Maareeye ayaa mulkiilayaasha Shirkadaha Dalxiiska ka shaqeeya, Hoteellada waaweyn, Shirkadaha Travel Tourisim-ka faray in ay laga bilaabo Maanta ay isa soo diiwaan geliyaan, si ay wasaraddu u siiso tababarro iyo talooyin, ulana wadaagaan shaqada ay qabanayaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts