HomeWararMaamulka G/Banaadir oo Muwaadin Somaliyeed dib ugu celiyay Gurigiisa

Maamulka G/Banaadir oo Muwaadin Somaliyeed dib ugu celiyay Gurigiisa

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa 30-Sano kadib muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cali Xasan ku wareejiyay guri uu wakiil uga ahaa Muwaadin Cabdala Cabdiraxmaan Alboosi oo si sharcidara ah hantidiisa looga heestay. Wareejinta gurigaan kadib ayaa duqa magaalada Muqdisho iyo guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada gobolka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa 30-Sano kadib muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cali Xasan ku wareejiyay guri uu wakiil uga ahaa Muwaadin Cabdala Cabdiraxmaan Alboosi oo si sharcidara ah hantidiisa looga heestay.

Wareejinta gurigaan kadib ayaa duqa magaalada Muqdisho iyo guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada gobolka Banaadir masuuliyiinta degmooyinka Xamar jajab iyo Xamar Weyne sidoo kale taliyaha Saldhiga degmada Xamar jajab kormeer ku sameeyeen qeybaha uu ka kooban yahay gurigan oo ay ka muuqdeen burbur iyo dayac xoogan.

- Advertisement -

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) Waxuu sheegay in uusan aqbali dooni in qof hantidiisa si sharcidara ah lagu heesto.

“Marnaba ma aqbali doono in qof muwaadin ah hantidiisa sharcidara lagu heesto waxaana ugu baaqaya qofkaste oo hantidiisa ama gurigiisa sharcidara lagu heesto in uu nala soo xariiro si aan xaquuqdiisa ugu soo dhicino, sidoo kale waxaan digniin adag u diraaya cidkaste oo dagan guri aysan laheyn ama xoog ku heesta hanti uusan laheyn in uu dib isaga wareeji hadii kale sharciga ayaan la tiigsan doona”.

Wakiil Cali Xasan oo warbaahinta la hadlay ayaa u mahadceliyay cidkaste oo qeyb ka qaadatay in si cadaalad ah ay dib ugu helaan gurigoodi oo muda fog gacantooda uga maqnaa sifa sharcidara ah.

- Advertisement -

“Waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay in si nabadgalya ah oo cadaalad kujirta naloogu wareejiyay gurigeynii oo muda 30-sano ah gacanteena ka maqnaa waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho sida Soomalinimada leh oo uu noogu garab istaagay inaan dib u helo hantideeni mudada fog inaga maqneyd”.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts