HomeWararWafdi Maanta ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb

Wafdi Maanta ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wafdi Saraakiil Ciidan ah oo ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saacadaha soo socda oo Maanta ah lagu wadaa inay gaaran Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta maamulka  Galmudug. Wafdigaan ayaa waxaa hogaaminaya Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Cismaan Maxamed Cabdullaahi Kaniif, waxaana socdaalka ku wehlinaya Saraakiil dhawaan loo magacaabay Taliska Booliska Galmudug. Warar laga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafdi Saraakiil Ciidan ah oo ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saacadaha soo socda oo Maanta ah lagu wadaa inay gaaran Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta maamulka  Galmudug.

Wafdigaan ayaa waxaa hogaaminaya Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Cismaan Maxamed Cabdullaahi Kaniif, waxaana socdaalka ku wehlinaya Saraakiil dhawaan loo magacaabay Taliska Booliska Galmudug.

- Advertisement -

Warar laga helayo Dhuusamareeb ayaa waxaa ay sheegayaan in haatan ay socoto qaban-qaabo lagu soo dhaweeynayo wafdiga ka socda Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Saraakiisha kale.

Maalmaha soo socda ayaa lagu wadaa in xilka ay si rasmi ah uga wareegan Saraakiishii dhawaan loo magacaabay Taliska guud ee Booliska Galmudug iyo Taliyeyaasha kale oo loo magacaabay Saldhiga  Booliska deegmooyin dhowr ah oo katirsan Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts