HomeWararDowladda oo si Deg-deg ugu yeertay Safiirka Somalia ee Suudan iyo La-taliye

Dowladda oo si Deg-deg ugu yeertay Safiirka Somalia ee Suudan iyo La-taliye

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si deg deg ah ugu yeertay inay dalka ugu soo laabtaan Safiirka u jooga dalka Suudaan Maxamed Islaaq Ibraahim iyo la-taliyaha Koowaad ee Safaaradda. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Arrimaha Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa loogu yeeray Safiirka Soomaaliya ee Suudaan iyo la-taliyaha Koowaad ee Safaaradda  Cusmaan Maxamed Axmed, iyagoona lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si deg deg ah ugu yeertay inay dalka ugu soo laabtaan Safiirka u jooga dalka Suudaan Maxamed Islaaq Ibraahim iyo la-taliyaha Koowaad ee Safaaradda.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Arrimaha Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa loogu yeeray Safiirka Soomaaliya ee Suudaan iyo la-taliyaha Koowaad ee Safaaradda  Cusmaan Maxamed Axmed, iyagoona lagu amray inay dalka ugu soo laaban muddo 4 maalmood oo ka bilaabaneysa 21-ka bishaan February 2020.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa qoraalka lagu sheegay in shaqada Safiirka Soomaaliya ee Suudaan uu si KMG ah u sii wadi doono Axmed Ismaaciil Xuseen oo ah la-taliyaha labaad ee Safaaradda.

Dhawaan ayay aheyd markii dagaal gacan ka hadal ah uu dhexmaray Safiirka Suudaan u fadhiya dowladda Soomaaliya iyo ku-xigeenkiisa, kadib markii uu soo kala dhexgalay khilaaf mudo soo jiitamayay oo ku salaysnaa  sida la sheegay howlaha Safaaradda.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Xafiiska Wasiir Cawad.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts