HomeWararCiidanka dowladda oo howlgal ku dilay xubno ka tirsan Al-shabaab

Ciidanka dowladda oo howlgal ku dilay xubno ka tirsan Al-shabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka heleyn deegaan duleedka ka ah Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga dowladda Soomaaliya ay halkaas ka fuliyeen howlgal qorsheysan. Ciidamada ayaa howlgalka sigaar ah uga sameeyay deegaan lagu magacaabo Danida oo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Al-shabaab, isla markaana la sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyn deegaan duleedka ka ah Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga dowladda Soomaaliya ay halkaas ka fuliyeen howlgal qorsheysan.

Ciidamada ayaa howlgalka sigaar ah uga sameeyay deegaan lagu magacaabo Danida oo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Al-shabaab, isla markaana la sheegay in halkaas ay ku lahaayeen fariisimo gaadiidka looga qaado Canshuurta.

- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan Ciidanka dowladda ayaa waxaa ay sheegeen in howlgalka lagu dilay laba dagaale oo ka tirsanaa Al-shabaab, sidoo kalena lagu dhaawacay xubno kale waa sida halka loo dhigay.

Dhinaca kale ma jiro weli wax war ah oo kasoo baxay Al-shabaab oo ay uga hadlayaan howlgalka looga dilay dagaalyahano iyaga ka tirsanaa, kuwaasi oo ku sugnaa deegaanka Danida ee hoostaga degmada Balcad

Al-shabaab ayaa dhowr jeer weeraro lagu dilay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Hirshabeelle iyo Saraakiil Ciidanka ka fuliysay inta u dhexeeysa Magaalada Jowhar iyo Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts