HomeWararDEG DEG:-Dagaal Xoogan oo ka socda Degmada Qoryooleey

DEG DEG:-Dagaal Xoogan oo ka socda Degmada Qoryooleey

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka aan ka heleyno Degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu ka socda Culus oo u dheexeya Ciidanka dowladda, kuwa AMISOM iyo Al-shabaab. Dagaalkan ayaa yimid kadib markii Al-shabaab ay saakay weerar ku bilowday qaraxyo ay ku qaadeen Saldhiga Ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM ay ku leeyihiin degmada Qoryooleey, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu ka socda Culus oo u dheexeya Ciidanka dowladda, kuwa AMISOM iyo Al-shabaab.

Dagaalkan ayaa yimid kadib markii Al-shabaab ay saakay weerar ku bilowday qaraxyo ay ku qaadeen Saldhiga Ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM ay ku leeyihiin degmada Qoryooleey, waxaana intaas kadib qarxay dagaal la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan.

- Advertisement -

Dadka deegaanka oo la hadlay Warqabadka Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay u shegeen in Al-shabaab ay gudaha u soo galeen Qoryooleey, isla markaana la maqlayo dhawaqa rasaas xoog leh.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in Al-shabaab ay la wareegeen inta badan gacan ku heynta degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana halkaas la jirta xaalad kacsanaan ah.

Lasoco wixii kusoo kordha Insha Allaah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts