HomeWararWariye Caawa lagu dilay gudaha Degmada Afgooye

Wariye Caawa lagu dilay gudaha Degmada Afgooye

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka aan ka heleyno Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Caawa halkaas lagu dilay Wariye Cabdiwali Cali Online. Dilkaan ayaa waxaa uu ka dhacay Xaafad ka tirsan Degmada Afgooye, isla markaana waxaa Wariyaha toogtay Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado. Wariye Cabdiweli Online ayaa ahaa Wakiil wareedkii Telefashinka Universal iyo Radio Kulmiye […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Caawa halkaas lagu dilay Wariye Cabdiwali Cali Online.

Dilkaan ayaa waxaa uu ka dhacay Xaafad ka tirsan Degmada Afgooye, isla markaana waxaa Wariyaha toogtay Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado.

- Advertisement -

Wariye Cabdiweli Online ayaa ahaa Wakiil wareedkii Telefashinka Universal iyo Radio Kulmiye ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Kooxihii hubeysnaa ayaa goobta uu falka ka dhacay si Degdeg ah uga baxsaday, waxaana halkaas gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Degmada Afgooye.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in Ciidanka ay Caawa howlgalo kala duwan ka wadaan Xaaafado ka tirsan Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

- Advertisement -

Ilaa iyo hada lama oga sababta loo dilay Wariye Cabdiweli Online, waana Wariyihii ugu horeeyay ee sanadkaan 2020 lagu dilo gudaha dalka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts