HomeWararDEG DEG:-Dil toogasho ah oo Goordhow lagu fuliyay Raggii dilay Caasho Ilyaas

DEG DEG:-Dil toogasho ah oo Goordhow lagu fuliyay Raggii dilay Caasho Ilyaas

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Goob fagaaro ah oo ku taalla Magaalada Boosaaso ayaa Goordhow waxaa lagu toogtay laba kamid ah ragii lagu helay kufsigii iyo dilkii loo geystay marxuumad Caasho Ilyaas Aadan oo 12 jir aheyd. Cabdifitaax Cabdiraxmaan Warsame iyo Cabdishakuur Maxamed Dige ayaa lagu fuliyay xukunkii Dilka toogashada ahaa, kuwaasi oo dilay Marxuumad Caasho, halka Cabdisalaan Cabdiraxmaan Warsame […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Goob fagaaro ah oo ku taalla Magaalada Boosaaso ayaa Goordhow waxaa lagu toogtay laba kamid ah ragii lagu helay kufsigii iyo dilkii loo geystay marxuumad Caasho Ilyaas Aadan oo 12 jir aheyd.

Cabdifitaax Cabdiraxmaan Warsame iyo Cabdishakuur Maxamed Dige ayaa lagu fuliyay xukunkii Dilka toogashada ahaa, kuwaasi oo dilay Marxuumad Caasho, halka Cabdisalaan Cabdiraxmaan Warsame laga reebay.

- Advertisement -

Sidoo kale Xukmanaha saddexaad ayaa mudda 10 cisha ah dib loo dhigay kiiskiisa kadib markii uu Codsaday Ilyaas Aaden oo ah Aabbaha dhalay Caasho Ilyaas Aadan oo 12 jir aheyd.

Raggan ayaa 12-May sanadkii 2019-kii waxaa xukun dil ah ku riday maxkamadda darajada koowaad ee Garoowe, iyadoo xukunkaasi 30-kii June ay ku raacday mida Rafcaanka.

Caasho Ilyaas Aadan ayaa bishii February ee sanadkii la soo dhaafay 2019-kii la’isugu daray kusfi iyo dil, waxaana dhacdadaasi ay si weyn u taabatay guud ahaan dadka Soomaaliyeed oo ka dhiidhiyey falkaasi foosha xun.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts