HomeWararWeerar lagu qaaday Guri ku yaalla Muqdisho iyo Khasaaro ka dhashay

Weerar lagu qaaday Guri ku yaalla Muqdisho iyo Khasaaro ka dhashay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kooxo hubeysan oo xalay weerar loo adeegsaday Bam Gacmeed ku qaaday Guri ku yaalla Xaafad ka tirsan Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir. Xiliga weerarka uu dhacaayay ayaa waxaa la sheegay in Guriga ay ku sugnaayeen Rag iyo Dumar, waxaana Weerarka Bam Gacmeedka ahaa ka dhashay Khasaaro dhaawacyo ah. Ugu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kooxo hubeysan oo xalay weerar loo adeegsaday Bam Gacmeed ku qaaday Guri ku yaalla Xaafad ka tirsan Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.

Xiliga weerarka uu dhacaayay ayaa waxaa la sheegay in Guriga ay ku sugnaayeen Rag iyo Dumar, waxaana Weerarka Bam Gacmeedka ahaa ka dhashay Khasaaro dhaawacyo ah.

- Advertisement -

Ugu yaraan 9 ruux oo kamid ah dadkii ku sugnaa Guriga ayaa waxaa soo gaaray dhaawacyo kala duwan, waxaana isla xiligaas loo qaaday Xarun Caafimaad oo ku taalla Magaalada Muqdisho.

Dad deris lahaa Guriga weerarka lagu qaaday ayaa waxaa sheegeen in kooxihii falkaas ka dambeeyay goobta ay ka baxsadeen, waxaana intaas kadib goobta tegay Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda.

Ilaa iyo hada ma jiro wax war ah oo kasoo baxay laamaha amniga dowladda oo ay uga hadlayaan weerarkii xalay lagu qaaday Guri xiliyada habeenkii ah ay ku caweeyan dhalinyaro isugu jira Rag iyo Dumar, kaasi oo ku yaalla Degmada Yaashiid ee Gobolka Banaadir.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts