HomeWararAxmed Madoobe oo ku baaqay in wadatashi yeeshan DFS iyo M/Goboleedyada

Axmed Madoobe oo ku baaqay in wadatashi yeeshan DFS iyo M/Goboleedyada

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo ku sugan Magaalada Boosaaso ayaa waxaa uu ka hadlay Khilaafka u dhexeeya dowladda Federaalka iyo Madaxda maamul Goboleedyada dalka ka jira. Waxaa uu sheegay Axmed Madoobe in Mas’uuliyada dalka la kala leeyaha ayna jirto dowlad Federaal ah iyo dowlad Goboleedyo xubno ka ah dowladda, isagoona sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo ku sugan Magaalada Boosaaso ayaa waxaa uu ka hadlay Khilaafka u dhexeeya dowladda Federaalka iyo Madaxda maamul Goboleedyada dalka ka jira.

Waxaa uu sheegay Axmed Madoobe in Mas’uuliyada dalka la kala leeyaha ayna jirto dowlad Federaal ah iyo dowlad Goboleedyo xubno ka ah dowladda, isagoona sheegay in labada dhinac ay mas’uuliyad ka saran tahay dalka.

- Advertisement -

Isaga oo sii hadlaayay Axmed Madoobe ayaa waxaa uu  Madaxda dowladda ugu baaqay inay wadashi la yeeshaan Madaxda maamul Goboleedya, isla markaana la xaliyo Khilaafka jira si loo yeesho wadashaqeyn.

Axmed Madoobe ayaa waxaa uu tilmaamay in Mas’uul kasta loo baahan yahay in lagu ixtiraamo xilka uu haayo, isla markaana wadashi dhab ah yeeshaan dowladda Federaalka iyo Maamulada dalka.

Si kastaba maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa waxaa uu khilaaf xoogan uu ka dhexeeyaa Dowladda, waxaana dhowr jeer Madaxda maamulkaas ay eedeeym u jeediyeen Madaxda dowladda Federaalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts