HomeWararAkhriso:-Qodobada looga hadlayo kulanka Maanta ee Golaha Shacabka

Akhriso:-Qodobada looga hadlayo kulanka Maanta ee Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa Maanta oo Sabti lagu wadaa in Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeeshaan Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ay yeelanayan Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 4-ka Bisha January 2020-ka, ayaa Ajendihiisu waxa uu yahay U codeynta Heshiiska Damaanad Qaadka Maalgashiga Darafyada badan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Maanta oo Sabti lagu wadaa in Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeeshaan Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.

Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ay yeelanayan Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 4-ka Bisha January 2020-ka, ayaa Ajendihiisu waxa uu yahay U codeynta Heshiiska Damaanad Qaadka Maalgashiga Darafyada badan iyo Akhrinta 3aad ee wax ka badelka Sharciga Duulista Rayidka ee Hawada.

- Advertisement -

Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa hadda ka socda diyaar garow ku aadan sidii uu kulanka u furmi lahaa, waxaana kasoo qeyb galaya inta badan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasi oo xalay lagu wargeliyay inuu jiro kulanka Maanta.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa todobaadyadii lasoo dhaafay si isbede joog ah u yeelanayay kulamo kala duwan, iyagoona ku ansixiyay Ajendayaal dhowr ah oo hor yaallay, waxaana weli laga doonayaa inay meel mariyaan kuwo kale oo muhiim ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts