HomeWararMadaxweyne Xaaf oo Guddi Cusub u Magacaabay Doorashada Galmudug

Madaxweyne Xaaf oo Guddi Cusub u Magacaabay Doorashada Galmudug

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Galmudug ee waqtigiisu dhamaaday ee Axmed Ducaale Gelle Xaaf  oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa xalay Magacaabay Guddiga Doorashada dowlad Goboleedka Galmudug. Wareegto kasoo baxay Xafiiska Madaxweyne Axmed Ducaale Xaaf ayaa lagu magacaabay Guddiga Doorashada oo ka kooban 11-xubnood, kuwaasi oo uu tilmaamay inay shaqeyn doonaan howlaha dhismaha Galmudug. Sidoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Galmudug ee waqtigiisu dhamaaday ee Axmed Ducaale Gelle Xaaf  oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa xalay Magacaabay Guddiga Doorashada dowlad Goboleedka Galmudug.

Wareegto kasoo baxay Xafiiska Madaxweyne Axmed Ducaale Xaaf ayaa lagu magacaabay Guddiga Doorashada oo ka kooban 11-xubnood, kuwaasi oo uu tilmaamay inay shaqeyn doonaan howlaha dhismaha Galmudug.

- Advertisement -

Sidoo kale Wareegtada ayaa waxaa Guddiga Cusub lagu faray inay ugu dambeyn isu yimaadan 10-ka Bishan January 2020-ka, isla markaana kulankooda ugu horeeya ay ku doortan Guddoomiye iyo kuxigeenkiisa.

Madaxweyne Xaaf ayaa shalay sheegay inuu ka laabtay heshiiskii uu horey ula galay dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoona ku eedeeyay dowladda inay faragelin ku heyso Doorashada maamulka Galmudug.

Si kastaba Dowladda Federaalka ayaa horey u magacaawday Guddiga Doorashada Galmudug, kuwaasi oo haatan wada qorshihii ugu dambeeyay ee dhismaha Galmudug Cusub oo loo dhan yahay.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Wareegtada uu soo saaray Madaxweynaha Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts