HomeWararGuddiga Farsamada Galmudug oo war ka soo saaray 20-ka Xildhibaan ee Ahlu-sunna

Guddiga Farsamada Galmudug oo war ka soo saaray 20-ka Xildhibaan ee Ahlu-sunna

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddiga farsamada maamul u samaynta Galmudug ayaa qoraal ka soo baxay waxaa looga hadlay xaaladda Siyaasadeed ee Galmudug iyo halka uu marayo hanaanka dhismaha Galmudug. War qoraalka ka soo baxay guddiga farsamada ayaa lagu yiri guddigu waxa uu soo dhawaynayaa dadaalada Siyaasadeed ee in mudda ah barbar socda dhismaga Galmudug ee u dhaxeeya dowladda Soomaaliya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga farsamada maamul u samaynta Galmudug ayaa qoraal ka soo baxay waxaa looga hadlay xaaladda Siyaasadeed ee Galmudug iyo halka uu marayo hanaanka dhismaha Galmudug.

War qoraalka ka soo baxay guddiga farsamada ayaa lagu yiri guddigu waxa uu soo dhawaynayaa dadaalada Siyaasadeed ee in mudda ah barbar socda dhismaga Galmudug ee u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo maamulka Ahlu-suunna Waljamaaca isla markaana ay bogaadinayaan heshiiskii laga gaaeay 20-kii Xildhibaan ee Ahlu-suuna ee dhinacyadu gaareen.

- Advertisement -

Ugu dambayn guddiga ayaa sheegay in uu aqbalay liiska xildhibaanada maadaama xal laga gaaray tabashadii ka taagneed si deg deg ahna loo guda gelayo soo dhamaystiridda 69-xildhibaan ee harsan kana kala imaanaya dhammaan beelaha dega Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts