HomeWararDhageyso:-Madaxweynihii hore ee Somalia Cabdi Qaasim Salaad oo ka hadlay qaraxii EX...

Dhageyso:-Madaxweynihii hore ee Somalia Cabdi Qaasim Salaad oo ka hadlay qaraxii EX Koontarool Afgooye

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdi Qaasim alaad Xasan ayaa si kulul uga hadlay qaraxii 28-ka bishan ka dhacay Isgooyska EX: Koontarool Afgoore ee magaalada Muqdisho kaas oo geystay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac fara badan. Cabdi Qaasim Salaad Xasan ayaa sheegay in uu aad uga xumaaday markii uu maqlay qaraxaas oo dadka ku dhintay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdi Qaasim alaad Xasan ayaa si kulul uga hadlay qaraxii 28-ka bishan ka dhacay Isgooyska EX: Koontarool Afgoore ee magaalada Muqdisho kaas oo geystay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac fara badan.

Cabdi Qaasim Salaad Xasan ayaa sheegay in uu aad uga xumaaday markii uu maqlay qaraxaas oo dadka ku dhintay ay ahaayeen dad shacab ah oo u badan Arday,arrintaasna ay leedahay dhibaatadeeda in kasta oo aysan aheyn buu yiri markii ugu horeysay.

- Advertisement -

Dhinaca klaana madaxwenihii hore ee Soomaaliya Cabsi Qaasim Salaad Xasan ayaa shaaca ka qaaday in dhibkaan uu soo bilowday  mar hore,tan kaliya ee looga bixi karaana ay tahay in la iska daayo dhiigga umada ee la banaysanay diintana loosoo noqdo sida uu hadalka u dhigay.

Ugu dambeyntii waxa uu baaq u diray Madaxda dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed isaga oo ugu baaqay in meel looga soo wada jeesto dadka sida uu sheegay wada Fitnada lagu laynayo umadda Soomaaliyeed gacmahana la is qabsado is looga baxo dhibaatadaan.

Halkaa Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Cabdi Qaasim Salaad Xasan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts