HomeWararRa’iisul Wasaare Kheyre iyo Sheekh Shaakir oo shir uu uga socdo Magaalada...

Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Sheekh Shaakir oo shir uu uga socdo Magaalada Dhuusa-mareeb

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ra’iisul Wasaaraha xukuumada fedraalka Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa haatan xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb kulan kula leh Maaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaarir Cali Xasan Sh Shaakir iyaga oo ka wada hadlaya xaaladdii ugu dambeysay ee Dhuusa Mareen iyo Shaqaaqadii xalay. Kulanka oo albaabadu ay u xiranyihiin ayaa waxaa looga hadlayaa sida ilo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha xukuumada fedraalka Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa haatan xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb kulan kula leh Maaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaarir Cali Xasan Sh Shaakir iyaga oo ka wada hadlaya xaaladdii ugu dambeysay ee Dhuusa Mareen iyo Shaqaaqadii xalay.

Kulanka oo albaabadu ay u xiranyihiin ayaa waxaa looga hadlayaa sida ilo ku dhow labada dhinac ay xaqiijinayaan Israsaseyntii xalay dhacday magaalada Dhuusa-mareeb iyo sida laga yeelayo arrimahaan iyo ciddii ka dambeysay.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda fedraalka oomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo madaxa xukuumadda Galmudug ayaa la filayaa dhinaca kalana in ay ka wadahadlaan xaaladda guud ee dhismaha maamulka Galmudug iyi sida loo dar-dargelin karo howsha socota ee maamul u samaynta.

Magaalada Dhuusa Mareeb ayaa xalay waxaa ka dhacay Israsaaseyn taas oo ku soo beegantay safarkii ra’iisul Wasaaraha ee magaalada Dhuusa Mareeb,dhinaca kalana warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in hogaamiyaha golaha Ahlu-sunna Wajamaaca Macalin Maxamuud uu iska diiday in uu la kulmo Ra’iisul-Wasaaraha tan iyo inta jawaab ay dowladdu ka bixinayso shaqaaqadii xalay dhacday magaalada Dhuusa-Mareeb.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts