HomeWararDuqeyn Diyaaradeed oo ka dhacday deegaan ka tirsan Gobolka Bari

Duqeyn Diyaaradeed oo ka dhacday deegaan ka tirsan Gobolka Bari

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka Idacada dalsan ee magaalada Muqdisho ay ka helays deegaano ka tirsan Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in halkasi ay ka dhacday duqeyn diyaradeed oo khasaare geysatay. Dadka deegaaka ayaa sheegay in Fidkii hore ee xalay a duqeyni ka dhacday Buuraleyda Calmadow ee Gobolka Bari oo ay ku sugnayeen Alshabaab isla markaana ay maqlayeen jug […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka Idacada dalsan ee magaalada Muqdisho ay ka helays deegaano ka tirsan Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in halkasi ay ka dhacday duqeyn diyaradeed oo khasaare geysatay.

Dadka deegaaka ayaa sheegay in Fidkii hore ee xalay a duqeyni ka dhacday Buuraleyda Calmadow ee Gobolka Bari oo ay ku sugnayeen Alshabaab isla markaana ay maqlayeen jug culus oo dhacaysay.

- Advertisement -

Duqeyntaan ayaa ka dhacday deegaan Madarshaan oo ku yaalla dhulka buuralayda ah ee gobolka Bari ee Puntland isla markaana dhowr KM u jira magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in duqeyntaas lagu dilay xubno ka tirsan Alshabaab oo ku sugnaa deegaanka Madarshaan in kasta oo ilaa iyo haatan aysan jirin cid xaqiijin karta khasaaraha rasmiga ah eek a dhashay duqeyntas.

Duqeyntaan ayaa ku soo adeysa kadib markii shalay ciidamo ka tirsan maamulka Puntland qarax Miino lagula eegsaday nawaaxiga dhulka Buuralayda ah xili ay ku socdaalayeen gaadiid nooca dagaalka ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts