HomeWararMadaxweynaha Cuba oo dhiggiisa Kenya iyo Somalia kala hadlay dhaqaatiir laga Afduubtay

Madaxweynaha Cuba oo dhiggiisa Kenya iyo Somalia kala hadlay dhaqaatiir laga Afduubtay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Cuba, Miguel Díaz-Canel, ayaa sheegay in wadahadal dhnaca qadka Taleefoonka ah uu dhex maray isaga iyo Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Keenya kalana hadlay Dhaqaatiirtii Cupba ee la qafaashay. War uu Qoraal uu ku qoray  Boggiisa rasmiga ah ee Twitterka ayuu xaqiijiyay in Maanta oo Talaado ah 31/12/2019 in labada Madaxweyne  ka hadlay  xaaladda ay Dhaqaatiirta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Cuba, Miguel Díaz-Canel, ayaa sheegay in wadahadal dhnaca qadka Taleefoonka ah uu dhex maray isaga iyo Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Keenya kalana hadlay Dhaqaatiirtii Cupba ee la qafaashay.

War uu Qoraal uu ku qoray  Boggiisa rasmiga ah ee Twitterka ayuu xaqiijiyay in Maanta oo Talaado ah 31/12/2019 in labada Madaxweyne  ka hadlay  xaaladda ay Dhaqaatiirta labada ah ee u dhashay Dalkiisa sla markaana laga afduubtay Wadanka Kenya iyada oo loo malaynayo in lagu hayo gudaha Soomaaliya.

- Advertisement -

Magaalada Mandheera duleedkeeda ayaa Bishii April ee sanadkan 2019 laga afduubtay Dhaatiirtaas,iyada oo Kenya ay shaacisay in labada Dhaqtar lagu hayo deegaanno ka tirsan gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya.

Kenya ayaa lagu eedeyay in ay  iska diidday in ay madax furasho ka bixiso Dhaqaatiirta Cuba,sheegtayna in aysan ka mid aheyn Siyaasadeeda arrimaha dibadda in ay lacag madax furasho ka bixiso muwaadiniin la qafaashay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts