HomeWararGolaha Shacabka oo Meel-mariyay Sharciga Doorashooyinka Qaranka

Golaha Shacabka oo Meel-mariyay Sharciga Doorashooyinka Qaranka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabti ah kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha Kulanka Maanta ee Xildhibaanada ayaa waxaa uu aha Akhrinta 3-aad ee Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka, kaasi oo maalmihii dambe Xildhibaanada ay ka doodayeen. Doodddii ugu kululeed ayay maanta xildhibanadu ka yeesheen Sharcigaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabti ah kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha Kulanka Maanta ee Xildhibaanada ayaa waxaa uu aha Akhrinta 3-aad ee Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka, kaasi oo maalmihii dambe Xildhibaanada ay ka doodayeen.

- Advertisement -

Doodddii ugu kululeed ayay maanta xildhibanadu ka yeesheen Sharcigaan doorashooyinka oo soo maray heerar kala duwan maadaama maanta uu ahaa heerkii ugu dambeeyay ee akhrinta 3-aad oo badi xildhibaandu ay aragtidooda ku biiriyeen.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa shir guddoominayay kulanka waxaana ugu dambeyn lagu meel mariyay Sharciga doorashooyinka Qaranka oo aad muddooyinkii dambe looga doodayay madaxda Xisbiyada iyo Siyaasiyiintuna ay hadal hayeen.

171-Xildhibaan ayaa codka ogolaayasha siiyay Sharciga doorashooyinka waxaana diiday 5-Xildhibaan iyada oo ay ka aamuseen 2-Mudane oo kale sidaasna uu ku meel maray Shariga doorashooyinka oo gacanta ay ku hayeen guddiga KMG ee diyaarinta sharcigaa ee golaha shacabka Soomaaliya.

- Advertisement -

Si kastaba Beesha Caalamka ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ka dalbatay in Xildhibaanada Baarlamaanka ay si degdeg ah ku ansixiyan sharciga Doorashooyinka qaran inta uusan dhammaan sanadkaan 2019

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts