HomeWararRW Kheyre oo ka baaqday Safarkii Magaalada Dhuusamareeb

RW Kheyre oo ka baaqday Safarkii Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maanta oo Sabti ah Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu waday inuu Safar ugu ambabaxo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, hayeeshee waa uu baaqday. Sababta uu u baaqday Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa waxaa lagu sheegay inay tahay, qaraxaas saakay ka dhacay Isgoyska Ex-Koontarool Afgooye ee Muqdisho, kaasi oo geystay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maanta oo Sabti ah Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu waday inuu Safar ugu ambabaxo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, hayeeshee waa uu baaqday.

Sababta uu u baaqday Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa waxaa lagu sheegay inay tahay, qaraxaas saakay ka dhacay Isgoyska Ex-Koontarool Afgooye ee Muqdisho, kaasi oo geystay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo aad u badan.

- Advertisement -

War kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xasan Cali Kheyre ayaa waxaa lagu sheegay in Ra’iisul Wasaaraha uu hogaamin doono howlaha gurmadka ah ee loo sameeynayo dadkii ku waxyeelloobay Qaraxii ka dhacay Muqdisho.

In ka badan 73-ruux ayaa ku geeriyooday qaraxii saakay, halka 53 qof kalena ay ku dhaawacmay, kuwaasi oo la dhigay Xarumaha Caafimaad eek u yaalla Magaalada Muqdisho.

Safiirka dowladda Turkiga ee u fadhiga Soomaaliya Mehmet Yilmaz ayaa sheegay in qaraxii saakay ay uga dhinteen laba ruux oo u dhashay dowladda Turkiga, kuwaasi oo Isgoyska Ex-koontarool marayay xiliga uu qaraxa dhacayay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts