HomeWararFaah faahin kasoo baxeysa Qaraxii ka dhacay Ex-Koontarool Afgooye

Faah faahin kasoo baxeysa Qaraxii ka dhacay Ex-Koontarool Afgooye

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Faah faahino hordhac ah ayaa laga helayaa qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarax oo saaka ka dhacay Isgoyska Ex- Koontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho. Qaraxaas oo ahaa mid aad u xoogan ayaa Jugtiisa siweyn looga maqlay inta badan Xaafadaha Degmooyinka Gobolka Banaadir, waxaana uu sigaar ah uga dhacay Bar Koontarool oo Canshuuraha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino hordhac ah ayaa laga helayaa qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarax oo saaka ka dhacay Isgoyska Ex- Koontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxaas oo ahaa mid aad u xoogan ayaa Jugtiisa siweyn looga maqlay inta badan Xaafadaha Degmooyinka Gobolka Banaadir, waxaana uu sigaar ah uga dhacay Bar Koontarool oo Canshuuraha lagu qaado oo ku taalla Isgoyska Ex- Koontarool .

- Advertisement -

Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa u sheegay in qaraxaas uu geystay Khasaaro isugu jira  dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray dad u badan shacab oo xiligaas goobta ku sugnaa.

Xaafado ka tirsan Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa laga arkayay uuro Madow oo cirka isku shareertay, waxaana halkaas ku gubanayay gaadiid goobta yaallay xiligaas.

Warar ayaa intaas ku daraya in dadka waxyeelada ka soo gaartay qaraxaas ay ku jiraan Arday, waxaana goobta ka socda gurmad xoog leh loo sameenayo dadkii halkaas ku waxyeeloobay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts