HomeWararCiidamada amniga Dhuusamareeb oo gacanta ku dhigay Nin Walaalkiis dilay

Ciidamada amniga Dhuusamareeb oo gacanta ku dhigay Nin Walaalkiis dilay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamo ka tirsan kuwa amniga Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa gacanta kusoo dhigay Nin walaalkiis la dhashay xalay ku dilay halkaas. Ciidamada amniga oo saacadihii lasoo dhaafay howlgalo ka waday Xaafadaha kala duwan Dhuusamareeb ayaa soo qabtay Faa’id Salaad Caraale oo dilay walaalkiis, kadib markii muran gacan ka hadal ah uu soo kala dhexgalay. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa amniga Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa gacanta kusoo dhigay Nin walaalkiis la dhashay xalay ku dilay halkaas.

Ciidamada amniga oo saacadihii lasoo dhaafay howlgalo ka waday Xaafadaha kala duwan Dhuusamareeb ayaa soo qabtay Faa’id Salaad Caraale oo dilay walaalkiis, kadib markii muran gacan ka hadal ah uu soo kala dhexgalay.

- Advertisement -

Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Raage Saalad Caraale, waxaana falka dilka uu ka dhacay Xaafada Waabari, iyadoona dhacadaas ay dadka deegaanka ay siweyn uga naxeen

Taliyaha Booliiska Dhuusamareb ahna Taliyaha Xasilinta Caasimada Gaashaanle C/lahi Xasan Macallin ayaa sheegay in Faa’id Salaad oo ahaa Ninka gacan ku dhiiglaha uu hada ku xiran yahay saldhiga Booliska Magaalada.

Sidoo kale Taliye Xasan Macalin ayaa waxaa uu tilmaamay inay wadaan Baaritaano la xiriira waxyaabaha keenay in Faa’id uu Dilo Walaalkiis, isla markaana wixii kasoo baxa ay dib kasoo sheegi doonaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts