HomeWararCiidanka Puntland oo qarxiyay Miino lagu aasay waddo muhiim ah

Ciidanka Puntland oo qarxiyay Miino lagu aasay waddo muhiim ah

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka heleyno Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas laamaha amaanka Magaalada ay ku qarxiyeen Miino nooca dhulka lagu aaso ah, taasi la geliyay inta u dhexeeysa Aargada Gaaco ilaa iyo Shirkadda Goolis. Ciidanka amniga Boosaaso ayaa  xiray xalay ilaa iyo saakay  isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha wadada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas laamaha amaanka Magaalada ay ku qarxiyeen Miino nooca dhulka lagu aaso ah, taasi la geliyay inta u dhexeeysa Aargada Gaaco ilaa iyo Shirkadda Goolis.

Ciidanka amniga Boosaaso ayaa  xiray xalay ilaa iyo saakay  isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha wadada Aargada Gaaco ilaa iyo Shirkadda Goolis, kadib markii dadka deegaanka ay sheegeen in miino halkaas lagu aasay.

- Advertisement -

Sidoo kale Ciidanka Boosaaso ayaa goobta ka sameeyay howlgal miino baaris ah, isla markaana ay ku xaqiijinayan amniga, waxaana dib u soo laabtay isku socodka dadka iyo Ganacsigii halkaas ka jiray.

Ugu dambeyntii Saraakiil ka tirsan laamaha amniga oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa ay sheegeen in qaraxaas uusan geysan wax Khasaaro ah oo si nabad ah ay ku qaraxiyeen.

Si kastaba Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari  ayaa waxaa xiliyada qaar ka dhaca falal amni darro, waxaana inta badan mas’uuliyada falalkaas sheegta Al-shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts