HomeWararKulan laga yeeshay Dagaalkii Khasaaraha geystay ee ka dhacay Af-Barwaaqo

Kulan laga yeeshay Dagaalkii Khasaaraha geystay ee ka dhacay Af-Barwaaqo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xildhibaanno ka tirsan golaha Shacabka Soomaaliya,Odayaal,Siyaasiyiin iyo waxgarad ayaa kulan ay kaga hadlayeen xallinta dagaallo dhawaan ka dhacay qaybo ka tirsan gobolka mudug ku yeeshay magaalada Gaalkacyo. dagaal Beeleed khasaaro dhimasho iyo dhaawac geystay ayaa ka dhacay deegaan lagu Magacaabo Ina Diideey oo ku yaalla duleedka degmada Afbarwaaqo ee Gobolka Mudug,waxaana isa-soo taraya baaqyada loo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanno ka tirsan golaha Shacabka Soomaaliya,Odayaal,Siyaasiyiin iyo waxgarad ayaa kulan ay kaga hadlayeen xallinta dagaallo dhawaan ka dhacay qaybo ka tirsan gobolka mudug ku yeeshay magaalada Gaalkacyo.

dagaal Beeleed khasaaro dhimasho iyo dhaawac geystay ayaa ka dhacay deegaan lagu Magacaabo Ina Diideey oo ku yaalla duleedka degmada Afbarwaaqo ee Gobolka Mudug,waxaana isa-soo taraya baaqyada loo jeedinayo maleeshiyaadka ku dagaallamay deegaano ka tirsan Mudug.

- Advertisement -

Xildhibaan Cabdi Kariin Khaliif Dhalac oo kamid ah xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa sheegay inay aad uga xun yihiin Colaadda ka soo cusboonaatay deegaanno ka tirsan gobolka Mudug,wuxuuna intaasi raacyay “dagaal khasaaro mooyaane in uusan wax faa’iido ah soo kordhinayn”.

Maleeshiyaadka dagaalka uu ku dhex-maray Bariga Gobolka Mudug ayuu ugu baaqay inay colaada joojiyaan,isla markaana wax walba wada-hadal ay ku dhameeyaan,isaga oo sheegay inay kaalintooda ka qaadan doonaan.

In kastoo xilligaan uusan wax dagaal ah ka jirim deegaankii lagu dagaalamay ee Ina Diideey ee duleedka degmada Afbarwaaqo, ayaa hadana dadka deegaanka ay baqdin muujinayaan ,waxaana dagaalkii dhacay ku geeriyooday dhowr iyo toban ruux halka dhaawacuna uu intaasi ka badan yahay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts