HomeWararKulankii Golaha Shacabka ee Su’aallo weydiinta Wasiirada Amniga & Gaadiidka oo furmay

Kulankii Golaha Shacabka ee Su’aallo weydiinta Wasiirada Amniga & Gaadiidka oo furmay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa Goordhow Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ka furmay kulankii Maanta Xildhibaanada Golaha Shacabka ay su’aallaha ku weydiinayeen Wasiirada Amniga iyo Gaadiidka iyo duulista Hawada Xukuumadda Maxamed Abuukar Islow Ducaale iyo Maxamed Cabdullahi Salaad (Oomaar) Kulanka ayaa waxaa Guddoominayo Guddoomiye ku xigeenka koobaad ee Golaha Shacabka mudane Abdiweli Ibraahim sheikh Muudey, isla markaana waxaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Goordhow Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ka furmay kulankii Maanta Xildhibaanada Golaha Shacabka ay su’aallaha ku weydiinayeen Wasiirada Amniga iyo Gaadiidka iyo duulista Hawada Xukuumadda Maxamed Abuukar Islow Ducaale iyo Maxamed Cabdullahi Salaad (Oomaar)

Kulanka ayaa waxaa Guddoominayo Guddoomiye ku xigeenka koobaad ee Golaha Shacabka mudane Abdiweli Ibraahim sheikh Muudey, isla markaana waxaa goobjoog ka ah  120 Xildhibaan.

- Advertisement -

Xildhibaanada ayaa Wasiir Oomar weydiin doona su’aallo la xiriira howlaha shaqo ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada iyo xayiraadii la saaray Madaxweyneyaashii hore ee dalka.

Sidoo kale Wasiir Islow ayaa isna waxaa wax laga weydiin doonaa howlaha shaqo ee Wasaaradda iyo arrimo kale oo la xiriira dhanka amniga Caasimada iyo arrimo kale.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts