HomeWararCiidanka Dowladda iyo Al-shabaab oo ku dagaalamay Shabeellaha Hoose

Ciidanka Dowladda iyo Al-shabaab oo ku dagaalamay Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka heleyno Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay halkaas uu ka dhacay dagaal xoogan, kaasi oo u dhexeeyay Ciidanka dowladda Feeraalka iyo dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab. Dagaalkan ayaa waxaa uu ka dambeeyay sida la sheegay, kadib markii Saraakiil ka tirsan Ciidanka dowladda oo ku sugnaa Shabeellaha Hoose […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay halkaas uu ka dhacay dagaal xoogan, kaasi oo u dhexeeyay Ciidanka dowladda Feeraalka iyo dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab.

Dagaalkan ayaa waxaa uu ka dambeeyay sida la sheegay, kadib markii Saraakiil ka tirsan Ciidanka dowladda oo ku sugnaa Shabeellaha Hoose ay socdaal ku aadeen meel uu kasoo jabsaday Webiga Shabeelle, iyagoona doonayay inay soo xiraan, hayeeshee ay la kulmeen weerar kaga yimid dhanka Al-shabaab.

- Advertisement -

Dadka deegaanka oo la hadlay Dalsan ayaa u sheegay in Biyaha Webiga Shabeelle lagu furay xaafado ka tirsan Degmada Awdheegle, isla markaana uu sameeyay dad u badan beeraley oo ku dhaqan Xaafadda lagu magacaabo Malable.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in agagaarka laga furay biyaha Webiga Shabeelle laga maqlay qaraxyo miino nooca dhulka lagu aaso ah, kuwaasi oo la tilmaamay in wax Khasaaro uu ka dhalan.

Ilaa iyo hada lama oga Khasaaraha uu geystay dagaalkii xalay Al-shabaab iyo Ciidanka dowladda ku dhexmaray qeybo kamid ah Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts