HomeWararSawirro:-Qoys deganaa Hargeysa oo Guriga kusoo dumay iyo Khasaaro ka dhashay

Sawirro:-Qoys deganaa Hargeysa oo Guriga kusoo dumay iyo Khasaaro ka dhashay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa ku waramaya in Guri ku yaalla Xaafad ka tirsan Magaaladaas uu kusoo dumay qoyskii ku noolaa. Guriga soo dumay ayaa ku yaalla Xaafada lagu magacaabo Birjeex oo ka tirsan Magaalada Hargeysan, isla markaana waxaa ku geeriyooday Qoyskii  noolaa sida ay sheegeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa ku waramaya in Guri ku yaalla Xaafad ka tirsan Magaaladaas uu kusoo dumay qoyskii ku noolaa.

Guriga soo dumay ayaa ku yaalla Xaafada lagu magacaabo Birjeex oo ka tirsan Magaalada Hargeysan, isla markaana waxaa ku geeriyooday Qoyskii  noolaa sida ay sheegeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Somaliland.

- Advertisement -

Allaha u naxariistee waxaa halkaas ku geeriyooday laba Caruur ah, Aabahood iyo Hooyadood, kuwaasi oo dhammaantood ku sugnaa Guriga soo dumay, waxaana Meydadka laga soo saaray dhismaha hoostiisa.

Waaxda Gaadiidka gurmadka deg deg ah ee Somaliland ayaa tegay goobta, kuwaasi oo soo qaaday Meydadka, isla markaana waxaa la geeyay Isbitaalka weyn ee Hargeysan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts