HomeWararMooshin laga gudbiyay guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland iyo kulamo Siyaasadeed oo socda

Mooshin laga gudbiyay guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland iyo kulamo Siyaasadeed oo socda

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddoomiyaha golaha Wakiilada maamulka Puntland C/xakiin Maxamed Axmed Dhoobo ayaa la sheegay in ay Mooshin ka gudbiyeen xildhibaano badan ooka tirsan golaha baarlamaanka isaga oo wajahaya eedeymo culus. Ku dhawaad 44-xildhibaan ayaa ku saxiixan Mooshin ka dhan ah guddoomiyaha baarlamaanka oo loo gudbiyay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka isla markaana la hor geynayo fadhiga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha golaha Wakiilada maamulka Puntland C/xakiin Maxamed Axmed Dhoobo ayaa la sheegay in ay Mooshin ka gudbiyeen xildhibaano badan ooka tirsan golaha baarlamaanka isaga oo wajahaya eedeymo culus.

Ku dhawaad 44-xildhibaan ayaa ku saxiixan Mooshin ka dhan ah guddoomiyaha baarlamaanka oo loo gudbiyay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka isla markaana la hor geynayo fadhiga baarlamaanka.

- Advertisement -

Dhinaciisa Guddooiye ku-xigeenka Koowaad ayaa xajiiyay in uu qabtay Mooshin ka dhan ah guddoomiye C/xakiin Maxameed Axmed Dhoobo kuna eedeysanyahay dhowr qodob iyo ku tumashada Dastuurka maamulka Puntland.

Xildhibaanada ku saxiixan Mooshinka ayaa sheegay in uu sharciga ku tuntay guddoomiyaha islamarkaana Maleeshiyaad dejiyay xarunta baarlamaanku ay ku shiraan ee magaalada Garoowe.

Kulamo Siyaasadeed oo aan lookala kicin ayaa xalay ilaa maanta ka socda Magaalada Garoowe kuwaas ay ay leeyohiin xildhibaano iska soo hor jeeda oo kala taabacsan guddoomiyaha baarlamaanka Puntland iyo Xildhibaano la sheegay in ay ka socdaan dhinaca Madaxtooyada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts