HomeWararSawirro:- Waddooyin soo gala Magaalada Baydhabo oo go’ay

Sawirro:- Waddooyin soo gala Magaalada Baydhabo oo go’ay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ee maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in gebi ahaanba ay go’een Waddooyin muhiim ahaa oo soo gala magaalada Baydhabo. Waddooyinka ayaa go’ay kadib markii roob xilixaad leh uu ka da’ay duleedka Baydhabo kaas oo sababay in ay gebi ahaanba ay go’aan jidadkii gaadiidka dadweynuhu isticmaali […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ee maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in gebi ahaanba ay go’een Waddooyin muhiim ahaa oo soo gala magaalada Baydhabo.

Waddooyinka ayaa go’ay kadib markii roob xilixaad leh uu ka da’ay duleedka Baydhabo kaas oo sababay in ay gebi ahaanba ay go’aan jidadkii gaadiidka dadweynuhu isticmaali jireen.

- Advertisement -

Roobka da’ay oo watay daadad xoogan ayaa la sheegay in uu Bohollo waaweyn ka qoday jidadkii soo geli jiray magaalada oo isticmaalka gaadiidka muhiimka u ahaa taasna ay saamayn ku yeelatay wadayaasha gaadiidka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts