HomeWararCiidamo hor leh oo ka tirsan dowladda oo ka degay Dhuusamareeb

Ciidamo hor leh oo ka tirsan dowladda oo ka degay Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ayaa Maanta oo Isniin waxaa ka degtay diyaarad sida Cutubyo hor leh oo ka tirsan Ciidanka Booliska ee sida gaarka u tababaran ee Harmacad. Ciidankan gaaray Dhuusamreeb oo tirro ahaan gaarayay ilaa iyo  50 Askari ayaa waxaa laga qaaday Magaalada Muqdisho, waxaana halkaas kusoo dhaweeyay Saraakiil ka tirsan Ciidanka dowladda Soomaaliya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ayaa Maanta oo Isniin waxaa ka degtay diyaarad sida Cutubyo hor leh oo ka tirsan Ciidanka Booliska ee sida gaarka u tababaran ee Harmacad.

Ciidankan gaaray Dhuusamreeb oo tirro ahaan gaarayay ilaa iyo  50 Askari ayaa waxaa laga qaaday Magaalada Muqdisho, waxaana halkaas kusoo dhaweeyay Saraakiil ka tirsan Ciidanka dowladda Soomaaliya ee ku sugan.

- Advertisement -

Sidoo kale Ciidanka ayaa la sheegayaa in halkaas ay geysay dowladda, iyagoona ku biiraya kuwii horey halkaas loo geeyay, waxaana la dejin doonaan Xarumaha Ciidamada dowladda ee Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug.

Dowladda ayaa dhowr jeer oo horey Dhuusamareeb ku daabushay Ciidamo kala duwan, kuwaasi oo ay tilmaamtay inay qeyb ka noqonayan  sugida amniga Magaalada iyo xoreynta deegaanada Al-shabaab ay kaga sugan yihiin Galmudug.

Si kastaba Dhuusamareeb ayaa waxaa lagu wadaa inay dhawaan ka dhacdo Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo mida Madaxweynaha Galmudug, iyadoona halkaas haatan ay ka socdaan qorshaha lagu dhisayo Galmudug Cusub, iyadoona arrimahaas ay gacanta ku heyso dowladda Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts