HomeWararMadaxweynaha Puntland oo Goordhow u ambabaxay Magaalada Kismaayo

Madaxweynaha Puntland oo Goordhow u ambabaxay Magaalada Kismaayo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

War hada soo dhacay ayaa waxaa uu sheegayaa in Goordhow Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi la socda u ambabaxeen Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Madaxweyne Deni iyo Wafdiga la socday ayaa ka duulay Garoonka diyaaradaha Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari,iyagoona kusii jeeda Kismaayo. Madaxweynaha Puntland waxaa socdaalkiisa ku wehliya qaar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War hada soo dhacay ayaa waxaa uu sheegayaa in Goordhow Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi la socda u ambabaxeen Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Madaxweyne Deni iyo Wafdiga la socday ayaa ka duulay Garoonka diyaaradaha Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari,iyagoona kusii jeeda Kismaayo.

- Advertisement -

Madaxweynaha Puntland waxaa socdaalkiisa ku wehliya qaar kamid ah Senatarada Baarlamaanka Faderaalka, gaar ahaana Cabdiraxmaan Faroole oo ay diyaaradda ka qaaday magaalada Garoowe.

Siciid Deni ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ka diiday in uu ka baaqdo Xaflada Caleemo-saarka Madaxweynaha Jubbaland,kadib markii uu kulan la qaatay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo shalay gaaray Magaalada Boosaaso.

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Mas’uuliyiinta la socda ayaa Magaalada Kismaayo uga qeyb galaya Xaflada Caleemo-saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo dhawaan halkaas ka dhaceysa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts