HomeWararHowlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab oo laga fuliyay Jubbada Hoose

Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab oo laga fuliyay Jubbada Hoose

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka heleyno duleedka Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaa in halkaas Ciidanka ammaanka Jubbaland ay ka fuliyeen howlgal qorsheysan. Ciidanka ammaanka Jubbaland ayaa hawlgallo ka sameeyay Galbeedka Gobolka Jubadda Hoose gaar ahaan aaga deegaanka Beerxaani,iyadoona sheegay in halkaas lagu dilay dagaalyahano ka tirsa Al-shabaab. Saraakiisha hogaamineysa howlgalka oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno duleedka Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaa in halkaas Ciidanka ammaanka Jubbaland ay ka fuliyeen howlgal qorsheysan.

Ciidanka ammaanka Jubbaland ayaa hawlgallo ka sameeyay Galbeedka Gobolka Jubadda Hoose gaar ahaan aaga deegaanka Beerxaani,iyadoona sheegay in halkaas lagu dilay dagaalyahano ka tirsa Al-shabaab.

- Advertisement -

Saraakiisha hogaamineysa howlgalka oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa sheegeen in howlgalka inta uu socday lagu dilay shan kamid ah dagaalamayaasha Al-shabaab,kuwaasi oo ku sugna aaga deegaanka Beerxaani.

Afhayeenka Wasaaradda amniga dowlad Goboleedka Jubbaland Ibraahim Xuseen ayaa sheegay in howlgalka lagu dilay Madaxii Maaliyadda ee deeganada Miyiga Al-Shabaab u qaabilsanaa oo magaciisa lagu soo gaabiyay Cali.

Ciidamada Daraawiishta Jubbaland iyo kuwa Xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgal ka dhan ah Al-shabaab ka wada deegaano ka tirsan  Gobolka Jubbada Hoose.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts