HomeWararGuddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo gaaray Jalalaqsi iyo kulamo ka socda

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo gaaray Jalalaqsi iyo kulamo ka socda

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta gaaray Degmada Jalalaqsi,iydaoo halkaas soo dhaweyn loogu sameeyay. Wafdiga Guddoomiye Caraale ayaa waxaa qeyb ka ahaa Saraakiil ka tirsan Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida qeybta 27aad  ee dowladda Soomaliya iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Gobolka Hiiraan. Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta gaaray Degmada Jalalaqsi,iydaoo halkaas soo dhaweyn loogu sameeyay.

Wafdiga Guddoomiye Caraale ayaa waxaa qeyb ka ahaa Saraakiil ka tirsan Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida qeybta 27aad  ee dowladda Soomaliya iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Gobolka Hiiraan.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale ayaa Degmada Jalalaqsi u tegay sidii u xalin lahaa shaqaaqo dhexmartay Ciidamo ka tirsan maamulka Degmadaas iyo Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM gaar ahaan kuwa Jabuuti.

Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa haatan waxaa uu kulamo la leeyahay Mas’uuliyiinta Degmada Jalalaqsi iyo Saraakiisha AMISOM,isagoona ka hadlayo xalinta shaqaaqdii dhawaan halkaas ka dhacday.

Saraakiisha Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee qeybta 27aad ayaa baaris ku sameeyn doonta qaabkii ay shaqaaqada uga dhacday Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts